berberatoday.com
“Xukuumaddu Xogogaal Ha U Ahaato Xaalada Adag Iyo Duruufaha Dhaqaale Ee Dalka Ka Jira”Siyaasi Baashe,
May 22, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Baashe Cali Jaamac, oo Xukuumaddii hore ee Axmed Siillaanyo ka soo qabtay xil wasiirnimo, gaar ahaan soo qabtay xilka Wasiirnimo ee Wasaaradda Biyaha, haddana ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa Xukuumadda ugu baaqay inay xogogaal u ahaato xaalada dhabta ah ee dalka kia jirta, waxaanu kula taliyey inay sii laba jibaarto wacyigelinta ka dhanka ah xanuunka Koronaha.

Siyaasi Baashe Cali Jaamac, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay “Xaalada nololeed iyo iyo duruufaha dhaqaale oo adag baa dalka ka jirta, dadkeenuna danyar bay u badan yihiin, ee Xukuumaddu xogogaal ha u ahaato xaalada adag iyo duruufaha dhaqaale ee dalka ka jira, oo dadka danyarta ah ee masaakiinta ah ee aan waxba haysan, wax ha u qabato, oo sida dadku u kala jilicsan yihiin wax ha ugu qabato”.

Mar uu ka hadlaayey xanuunka Koronaha ayaa uu yidhi “Wacyigelin joogto ah oo la sii laba jibaaro ayaa Xukuumadda looga baahan yahay, in dadka aad loo wacyigeliyo oo aad loogu wacyigeliyo Koronaha iyo halista uu leeyahay iyo qaabka ay iskaga ilaalin karaan ayaa looga baahan yahay inay Xukuumaddu ku talaabsato”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews