berberatoday.com
Jilaaga Caanka Ah Ee Idris Elba Oo Mashruuc Dadka Saboolka Ah Lagu Caawinayo Kawada Baraha Bulshada
May 26, 2020 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Xiddiga Aflaanta Hollywood Idris Elba, ayaa lagu wadaa inuu galabta qabto munaasad dhanka internet-ka ah oo lagu xusayo maalinta Afrika.

Barnaamijkan ayaa waxa lagu taageerayaa mashruuc lacago loogu aruuriyo dadka saboolka ee ku nool qaaradda.

Waxaa lagu wadaa inay munaasabaddan hab muuqaal iyo cod ah kaga qayb qaatan fanaaniinta qaaradda ugu caansan oo ay ka mid yihiin Angélique Kidjo, Burna Boy, Salif Keita, Davido, Tiwa Savage, Diamond Platnumz iyo Sauti Sol.

Waxaa si toos ah looga baahin doonaa barta YouTube iyo ViacomCBS Networks.

Idris Elba ayaa BBC-da u sheegay inuu rajaynayo in shirkadaha waa weyn ee qaaradda jooga ay taageero u muujin doonan mashrucan lagu caawinayo dadka saboolka ah ee uu saameeyey cudurka coronavirus.

“Waa xilli loo baahanyahay in shirkadaha waaweyn ee jooga qaaradda Afrika ay caawiyaan dadka aan waxba haysanin ama uu saameeyey covid-19. Xaqiiqdii qof iska caadi ah ma weydiinayo inuu wax caawiyo balse waxaan ku dadaalaynaa sidii ay shirkadaha dhaqaalaha haya uga qayb qaadan lahaayeen barnaamijkan.”

Idris, ayaa aabihiis wuxuu ku soo koray dalka Sierra Leone, halka hooyadiisna ay ka soo jeedo Ghana.

Elba ayaa waxa bishii Maarso laga helay covid-19, balse sida uu sheegay hadda uu ka bugsooday.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews