berberatoday.com
Qisadii xalay iga qabsatay Dhakhtarka weyn ee Burco.
May 29, 2020 - Written by Berbera Today

Qisadii xalay iga qabsatay Dhakhtarka weyn ee Burco. (Umbalance ayey noqon wax bulshada lagu dhibo garashana lagu bixiyo).
xalay abbaaro 7:00 fiidnimo ayaan tegay dhakhtarka weyn ee Burco, waxaan ka doonayay gaadhi Ambulance ah oo aan ku qaaddo qof xaaladdiisa caafimaad adagtahay oo naqasku ku taanganyahay, maadaama dad badani Oxygen la’aan ugu dhinteen Burco waxay naftu igu kalliftay inaan Hargeysa ula Cararno. qofka noocan oo kale ahi kama maarmi karo Oxygen sidaa darteed waxa lagu qaadi karaa uun gaadhi ay ku xidhantahay Oxygen oo adeeg caafimaad leh sida kaas amblaasta ah. markii aan gudaha u soo galay dhakhtar waxa lay sheegay in isuduwihii iyo agaasimihiiba ay maqanyihiin, waxaan wacay telifoonadoodii nasiib darro way xidhnaayeen, intaa ka dib waxaan shaqaalihii weydiiyay cidda aan kala xidhiidhayo gaadhiga aan Ambalaasta ah ee aan u baahday, waxa la ii sheegay in meesha lagaga sii tegay nin la yidhaahdo JAAMAC YUUSUF oo aan filayo inuu yahay Admin and Finance ( Xafiiska maamulka iyo maaliyadda haysto) ninkii ayaan la xidhiidhay oo isaguna dhakhtarka ka maqnaa saacaddaas, waan wacay dhawr jeer, Markii uu iga qaban waaya ayaan nin diktoor ah oo shaqada ku jiray ku idhi ii wac ninkaas adiga ayuu kaa qabanayaaye, wuu wacay waanu iigu dhiibay. Waxaan ku idhi waxaan u baahnay gaadhiga amblaasta ah oo aan qof aad u buka ku qaadi lahaa. Jaamac waxa uu iigu jawaabay adigu kumaad ahayd markii uu dhawrjeer ku celceliyay kumaad ahayd waxaan igu jawaabay dhakhtar kaalay oo gaadhiga isii qofka aan ahay maxaad ku falyasaa gaadhiga ma garashaad ku hixisaa miyaanu muwaadin kastaa xaq u lahayn in loogu adeego? waxa uu iigu jawaabay bixin maayo gaadhiga. sidaas ayaanu ku diiday. aniguse kama hadhine waxa aan raadiyay cid uu garanayo waxaan wacay nin ay aan isu aqaanay oo aan u sheegay in gaadhigii amblaasta ahaa lay diiday oo garasho lagu xidhay. saacaddu markaas waa 8:30 pm, in yar ka bacdi waa uu isoo wacay oo waxa uu ii sheegay in gaadhigii la ii ogolaaday. Haddaba taas waxaa ka sii yaab badnayd markii gaadhigii aan la baxay ayuu darawlkii ii sheegay in gaadhiga aybka dhamaatay Oxygen-tii oo aanu diniin ku jirin ilaa shalay na ay madhnayd!! waxaam ku idhi xagee lagaga soo shubaa ?. waxa uu ii sheegay in gaadhigu yahay kuwii cusbaa ee ganacsatadu ku deeqeen oo Oxygen tii lagu keenay ay ku jirtay isna aanu garanayn meel kale oo laga helo !. Nin diktoor ah ayaan la xidhiidhay oo aan weydiiyay meel laga heli karo Oxygen lagu shubo haanta gaadhiga waxa uu ii sheegay in Hargeysa uun laga heli karo. intaas ka dib waan iska celiyay gaadhigii aan ilaa caawa baryaayay.

waa taas xaaladeennu heerkaas maraysa.

Ustaad Cabdixakiim Muuse

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews