berberatoday.com
Wakiilkii Hore Ee Somaliland Ee Dalka Mareykanka Rashiid Gaaruf Oo Ka Horyimi Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Ee Jabuuti Qodobadii Kasoo Baxayna Naqdiyay
June 23, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilkii hore ee Dalka Mareykanka ufadhiyay Somaliland Rashiid Gaaruf ayaa Barta uu ku leeyahay facebooka soo dhigay qoraal uu kaga hadlay shirkii wada hadalada Somaliland iyo Somaliya iasaga ka horyimi shirkaas iyo qodobada kasoo baxayna qaar kamida naqdiyay sidoo kalena waxa uu Rashiid Gaaruf uu su.aal galiyay waxay Somaliland dhafsatay qodobado uu sheegay inay qaranka dhabar jab kuyihiin qaranimada iyo gooni isutaagana ay waxyeelo ugeysanayaan.

Qoraalka uu Rashiid Gaaruf soo dhigay bartiisa Facebooka ayaa udhignaa Sidan hoos ku qoran”

“Somaliland waxay sheegtay in qodobkanu ka mid ahaa heshiiska ay la gashay Muqdishu markii lagu wada hadlay DJibouti June 14keedii;

(Labada dhinac waxa kale oo ay ku heshiiyeen in aan la carqaladayn isku-socodka iyo xidhiidhka labada bulsho ee aan siyaasad iyo siyaasiyiin shaqo ku lahayn ee la xidhiidha dhaqanka, waxbarashada, ciyaaraha iyo ganacsiga, si loo xoojiyo nabadda iyo wada-hadalka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya)

Suaasha muhiimka ah waxa weeye maxay Somaliland dhaafsatay qodobkan ee loo sameeyay? Waayo qodobkanu wuxu fasaxayaa shaqaale, Bayac Mushtar, madax dhaqameed, ciyaartooy, fanaan, suxufi, iyo qof kasta oo shicib ah inuu Muqdishu tegi karo iyaguna Iman karaan. Waxa keliya la mamnuucay waa siyaasada dadka u socda. Qodobkanu wuxu guul wayn siinayaa dawlada Muqdishu iyo Farmaajo, aniga iima muuqato waxa Somaliland loogu bedelay qodobkan ee loo sameeyay.

 

 

Rashiid Gaaruf

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews