berberatoday.com
“Wadamada Jaamacada Carabta Waxan Ugu Baaqayaa Inay Ka Garaabaan Qadiyada Madax banaanida Somaliland Inta Aanay Wadamo Afrikan Ah Iyo Israel Ugu Horeynin”Ambasado Hassan Yasin Hirad
June 27, 2020 - Written by Berbera Today

Canada(Berberatoday.com)-Safiirkii hore ee Somaliland ufadhiyi jiray dalka Isuataga Imaaraatka Carabta Ambasador Xassan Yassin Hirad oo dalka Canada ku sugan halkaas uu daganyahay ayaa qoraal uu kaga hadlayo qadiyada Madaxbanaanida Somaliland soodhigay barta uu ku leeyahay Twitterka qoraalka ayuu Ambasadorku wadamada Jaamacada Carabta ku guubaabinayaa inay si dhaba ujaleecaan qadiyada Madax banaanida Somaliland iyo waxay qabsatay.’

Ambsador Xassan Yassin Hirad waxa sheegay inaanay indhaha laga qarsan karin Dawladnimada iyo nadaamka ay Somaliland Samaysatay isaga oo wadamada Jaamacada Carabta uga digay inaan wadamada afrika iyo Israel uga horeyn citiraafka Jamahuuriyada Somaliland uu sheegay inuu hadda albaabka taganyahay,

Qoraalka uu Ambasado Xassan Yassin Hirad Bartiisa Twiterka Soodhigay ayaa sidan hoos kuqoran udhignaa”

 

“Maanta waxay kubeegan tahay maalintii Somaliland kaqaadatay madaxbanaanideeda dawladda ingriiska iyadoo ahayd maxmiyad ee aan ahay meel lagumaysto. Hadaba iyadoo ay Somaliland madaxbanaanideedii kalasoo noqotay Somalia 1991 unadabbaal degtay 29 guuradii bishii hore waxa iswaydiin mudan maxay jaamacada carabtu uga garaabiwayday qaddiyadda Somaliland? Waxaan ugubaaqaynaa inay kagaraabaan kahor inta aan dawlado African ahi. aqoonsan ama Israel oo horeba noo aqoonsatay Inay marlabaad na aqoonsato. Sannadkii hore bilawgiisii ayuu qoray Qoraaga wayn ee reer Israel inuu ictiraafka Somaliland Israel yaalo,

wuxuuna ugu baaqay Madaxweyne Muuse Biixi inuu saaxiibada taqliidiga ah soodhaafo oo uu yimaado Israel. Waxaa sidoo kale maqaal dhaar kaqoray joornaalka Jerusalem post xidhiidhkii lumay iyo walaaltinimadii Israel iyo Somaliland

Ambasado Hassan Yassin Hirad

Canada

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews