berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Si Rasmi Ah Xilkii Uga Qaaday Agaasimihii Fulinta Ee Ciidanka Dab-damiska.
June 28, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wareegto kasoo baxay xafiiska wasiirka arimaha gudaha somaliand maxamed kaahin axmed ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday agaasimihii xarunta ciidanka dabdamiska Somaliland cabdiqaadir xaashi oo mudooyinkii udanbeeyay khilaaf soo kala dhexgalay taliyaha ciidanka dabdamis uu shaqada uga joojiyay.

Sidoo kale wasirka arimaha gudaha ayaa masuulka xilka laga qaaday ku eedeeyy in uu ku xadgudbay awaamiirtii shaqada iyo kala danbayntii xafiiska.

HALKAN KA AKHRI WAREEGTA UU WASIIRKA ARIMAHA GUDUHU XILKA KAGA QAADAY AGAASIMIHII CIIDANKA DABDAMISKA;

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews