berberatoday.com
Beesha Caalamka Oo Madaxda Somaliya Ugu Baaqday In Xal Midaysan Laga Gaadho Arimaha Doorashooyinka.
June 29, 2020 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Midowga Yurub, ayaa Ka Hadlay warbixinta guddiga doorashooyinka qaran ee Soomaaliya ay ka jeediyay barlamaanka Soomaaliya, balse wuxuu sidoo kale ku adkaysaneynaa baahida loo qabo isafgarad siyaasadeed oo laga gaadho arimaha doorashada.

Midowga Yurub ayaa sheegay tallaabada ugu wanaagsan oo go’aan midaysan lagu gaadhi karo ay tahay shirka wadatashiga qaran ee arrimaha doorashooyinka, kaasoo ka dhicidoona magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa ku baaqday wadatashi ballaadhan oo dhexmara hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee Soomaaliya, si ay u gaadhaan heshiis ku saabsan mustaqbalka.

Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay midna masoo hadal qaadin muddo kordbinta uu guddiga doorashada ku baaqay, si loo gaaro doorasho qof iyo cod.

Si kastaba ha ahaatee, barlamaanka Soomaaliya ayaa laga sugayaa inuu go’aan ka gaaro muddo kordhinta uu soo bandhigay guddiga doorashada.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews