berberatoday.com
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Hal Abuur Shucayb Yare Oo Dhawaan Gabay Ku Dhaliilay Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi
June 29, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska somaliland ayaa la sheegay in ay caawa xabsiga utaxaabeen Abwaan Shucayb Yare Oo Dhawaan Gabay ku dhaliilay Madaxwayne Muuse Biixi.

Wararka laga helay Xadhiga abwaanka ayaa la sheegaya in aanay xukuumadu umarin sifo sharci iyagoo guriga uu ka degan magaalada hargaysa xoog kaga soo xidhay.

Majirto wax war ah oo laamaha amaanka iyo xukuumadu kasoo saareen xadhiga abwaan Shucayb Yare oo hada ku xidhan mid kamid ah saldhigyada magaalada hargaysa.

Wixii war ee kasoo kordha xadiga abwaan shucayb yare kala soco wararkeena danbe

Halkan Ka Daawo abwaan shucayb yare iyo gabaygii uu ku dhaliilay Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews