berberatoday.com
“Waa Ayaan Daro Weyn Iyo Sharci Jabin Talaaboyinka Wasiirka Warfaafintu Somaliland Uu Kasoo Saaray Qaar Ka Mid Ah Tvyada Madaxa Banaan”Garyaqaan Siciid Geeljire
June 29, 2020 - Written by Berbera Today

Waa ayaan daro weyn iyo sharci jabin talaaboyinka wasiirka warfaafintu Somaliland uu kasoo saaray qaar ka mid ah Saxafada Somaliland ka hawl gasha,labada Telefishan, ee Ruqsad kala noqosho iyo amarka ka saarida khadadka recieverada,labadan talaboba waxay baalmarsantahay dhamantod sharciga,waxanay meel kadhac ku tahay dastuurka iyo shurucda somaliland ,sidoo kale waxay talaboyinkani meesha lasaarayaan Doorkii #Waaxda Garsoorka ee lahaa awooda ka Garnaqa muranada/Cabashoyinka dadweynaha dhexdooda dhinac ah iyo dawlada iyo dadweynaha dhexdooda oo dhinac ah .
Go,aanadan wasiirku soo saaray waxay khilafsan yihin dastuurka Jsl iyo xeerka #Saxaafadaba ,
Eeg.qodobada halkan ku lifaqan.
Bal ufiirso Wareegtada wasiirka Hal qodob oo sharci ah looma cuskan.sidoo kale xeerka saxafada waxa ku qeexan in la #Xayiri karo oo kaliya Hayad saxafadeed oo iyadoo aan Is diwaan galin warar soo tabisa,iyado waliba dariiqa sharciga loo marayo.

labada Tv ee la xayirayna waxay ahayen qaar diwan gashan.

Waxa is waydiin mudan waa maxay sababta wasaarada Warfaafintu sifo sharci ah udacwayn wayday iyado dhinac ah ,oo in loo gar qaado diyar u ah dhinac kalena is difaco?.

 

Garyaqaan Siciid Geeljire

Hargeysa Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews