berberatoday.com
“Koonfur Iyo Waqooyi Markii Laysku Daraayay Reer Waqooyi Siniyad Wanaaga Ayay Ukeeneen Dawladnimadoodii Waxba Se Lagama Siin Dawladnimadii La Dhisay, Maxamed Ibraahim Cigaal Oo Raganimadiisa Kula Joogay Mooyaane”Madaxweynaha Hirshebeele Maxamed Cabdi Waare
July 11, 2020 - Written by Berbera Today

Dhuusamareeb(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Hirshabeelle oo arrinta Somaliland kaga hadlay Shirka Maamullada ee Dhuusamarreeb:

“Koonfur iyo Woqooyi markii laysku daraayey, si niyad wanaag ah ayey woqooyi intay dowladnimadiii soo qaadeen inoo keeneen,wax dhanba in iyaga lagu wareejiyo ayey ahayd, waxba lagama tixgelin, Maxamed Ibraahin Cigaal oo raganimadiisa kula joogay aa la jogay bes,

Dowladdii markii ay soo burburtana, Salaamu caleykum iyadoon la dhihin, ayaa laga tashtay oo dowlad la dhistay,wax alla wixii shir la qabanayey oo dib-u-heshiisiin lahaa, hal shir oo dartood u baaqday ma jiro,horaa looga socday, nimankaasi in ay goostaan oo goosashadooda ku adkeystaan ma garbay u leeyihiin mise uma laha?..”

 

 

 

Mohamed Sallah

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews