berberatoday.com
Madaxweyne Hore Oo Putland Soo Hogaamiyay Oo Kenya Ku Geeriyooday
July 12, 2020 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariiste waxa habeenkii xalay dalka Kenya ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi.

Alle unaxariistee, marxuum Maxamed Cabdi Xaashi waxa uu sidoo kale soo ahaa Madaxweyne Ku-xigeenkii u horreeyey ee Putland xiligii la asaasay 1998-2004.

2004-2005 ayuu noqday Madaxweyne. Intii ay Puntland jirtay waa Madaxweynaha keliya ee ka soo jeeday Gobolka Sool.

 

 

Mohamed Sallah 

Garowe Putland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews