berberatoday.com
Ciidanka Booliska Magaalada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Tuug Magaalada Hargaysa Ku Dhacay Meherad Oo Muuqaalkiisa La Baahiyay.
July 30, 2020 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Ciidamadda Amaanka Ee Magaalo xuduudeedka Tog Wajaale ayaa gacanta kusoo dhigay Eedeysane Saacadihii ugu danbeeyay baraha bulshada lagu soo baahinayay muuqaaladiisa iyo sawiradiisa oo lagu eedeeyay inuu mobil iyo alaabo kale ka dhacay tukaan Hargeysa ku yaal .

Sidaasi waxaa hadda ii xaqiijiyay laba  Xidigle Khadar Cawil taliyaha ciidanka booliiska ee Degmadda  Wajaale ee gobolka Gabiley oo aan khadka taleefanka ku heley , isagoo intaa ii raaciyay in ciidamadu qabteen eedeysanaha xili uu isku dayayey inuu u gudbo dhanka Ethopia kana yimi magaaladda Hargeysa.

Talaabada ay ciidnka degmada tog wajaale ku qabteen tuugan oo doonaya uuu ka gudbo xuduudka ay wajaale la wadaagto dalka itoobiya ayaa noqonay guul ay ciidamadu ku talaabsadeen taasi oo dhanka kalea ka hortagaysa dadka qaadaystay inta ay gudaha Somaliland wax ka dhacaan in ubaxsadaan dalka aynu jaarna nahay ee itoobiya

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews