Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal-Adxaha,
July 30, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey munaasibadda Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada Islaamka ee 1441-ka oo maalinta berri ah ku beegan. Waxana uu u rajeeyey inay sannadkan sannadkiisa ku gaadhaan Barwaaqo iyo nabadqab