berberatoday.com
Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Arinta Saami Qaybsiga, Fariina Udiray Dadka Saluugsan Iyo Xukuumada!
July 31, 2020 - Written by admin

“Dawlada Waxaan Leenahay Dawladnimada Ha Muujiso Oo Sharciga Ha ku Dhaqanto Dawladnimo Nasteex laguma Dhiso”Faysal Cali Waraabe.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal cali Waraabe ayaa shacabka Somaliland udiray hambalyo munaasibada ciidul odxaha awgeed isagoo shacabka urajeeyay guul in ay ku ciidaan nabad qab

Sidoo kale gudoomiye faysal cali waraabe ayaa ka hadlay heshiishkii xisbiyada iyo xukuumada somailand ee qabsoomida doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiilada

Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay hadalada kasoo yeedhaya dadka qaar ee arinta saami qaybsiga isagoo sheegay in 82 kursi lagu qabsaday kuraasidii baarlamaankii 60kii.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews