berberatoday.com
“Madaxwayne Dal Midaysan Ayaa Laguu Dhiibay, Maantana Khilaaf Adiga Kaa Bilowda Oo Adiga Kugu Dhamaanaya Ayaa Dalkii Haysta”Sheekh Aadansiiro.
July 31, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro)oo kamid ah culimada waawayn ee dalka oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ugu horay hambalyo udiray guud ahaan umadda muslimka gaar shacabka Somaliland munaasibada ciidul odxa awgeed

Sidoo kale sheikh Aadansiiro ayaa ka hadlay xaalada dalku marayo Iyo sida awoodii dawladu ugu soo ururtay gacanta madaxwayne biixi xili kala qaybsanaan badani ka taagan tahay dalka

Dhanka kale Sheekh Aadansiiro ayaa ayaa soo bandhigay sida dhaqaalihii dalku hoos ugu dhacay isagoo dhliilo xoogan ujeediyay madaxwayne biixi ina diray talooyin dhaxal gal ah.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews