berberatoday.com
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Dhaleecayn Xoogan Ujeediyay Shirkada Laydha Ee Telesom,Sheegayna Inay Joojiyeen Wadashaqayntii Udhaxaysay!
August 1, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal  ayaa soo saaray qoraal uu si cadho leh ugujawaabayo shirkada telesom qaybteeda laydhka oo uu sheegay ka wasaarad ahaan in ay joojiyeen wada shaqayntii ka dhaxaysay.

Sidoo kale qoraalka kasoo baxay wasiirka macdanta iyo tamarta ayuu si kulul ugu weeraray maamulka laydhka ee telesom isagoo xusay in ay meelahaasi uga jeediyaan dhaliilo iyo hadalo ceebaynta

Dhanka kale wasiir Jaamac Maxamud Cigaalayaa qoraalkiisa tixraac uga dhigay hadalo uu sheegay in masuuliyinta telesom ay ku dhexmaray madaxtooyada Somaliland

HALKAN KA AKHRI QORAALKA WASIRKA WASAARADA MACDANTA IYO TAMARTA JSL;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews