Wiil Yar Oo Toban Bilood Jir Ah Oo Xanuun Haleelay Loo Dhigay Cisbitaalka Hargaysa Iyo Qoyska Dhalay Oo Umadda Muslimka Ah Ka Codsaday Caawimo.
August 2, 2020 - Written by admin
Cusbitaalka Hargaysa;Ilmo yar oo Toban Bilood Jiray kuna dhacay Xanuunka Manajaajiska,Oo mudo laba todobaad ah xaaladiisa Caafimaad Oo Sii Daraysa Loo dhigay waadhka Caruurta Ee Cisbatalka Hargeysa Iyo Qoyska Dhalay Oo umadda muslimka ka dalbanaya In la Caawiyo.
Sawirka Halkan Idiin muuqdaa waa Wiil yar oo jiray10 bilood wuxuu mudo LabaTodobaad ah, yaala waadhka Caruurta ee HARGEYSA CISBITAAL GROUP.