berberatoday.com
Xaguu Kasoo Jeeday Siyaasigii Shalay Xoriyada China Udoodayey, “Allow Yaa Darwiishkii Salaan Debecsan Gaadhsii”. Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
August 2, 2020 - Written by admin
“Gadgadoonka Taariikhda iyo Casharada laga  baran karo ayaa ah kuwo mucjiso ah, 1965 kii ayey ahayd Markii Maxed x. Ibraahin Cigaal uu Fadhiga golaha Amaanka kaga doodayey in  shiina kursi ku yeelato, xilligaas oo kursiga jimciyada quruumaha ka dhaxaysa ay fadhiday dawlada Taiwan, halka china ka ahaa debed meerka, Taariikhda maalintaa halkaa Maraysay ayaa Maanta taagan China oo kursigii fadhiya kana Soo horjeeda Madaxbanaanida Somaliland oo ah halkii uu ka soo jeeday Siyaasigii shalay u doodaayey  , ( allow yaa darwiishkii Salaan debecsan gaadhsii, Allow yaa dalkaagii yidhi …..)
 Iyo Somaliland iyo Taiwan oo Kursi la,aan isku miciinsaday iyadaaba waz ku qaadasho leh.
Kolkay Sidaa tahay waxaa iyana dib eegisteeda leh,  laba Taariikhood oo ay Somaliland leedahay Manaafacaadkeedii ay Somalia  qaadato ,dhibkeediina inagu dhacay kuwaasoo kala ah taa china ee aynu xagga sare kaga soo hadlay waxaa Manfaceeda qaadatay Somalia oo aan geed u soo marin , Somalilandna dhibkeedii baa helay,  ta labaadna waa Xidhiidhka Dawlada Turkiga oo asalkiisu aha Somaliland waxaa manfaciisii qaata Somalia oo aan meelna u soo marin, Somaliland waxay la kulantay dhibkiisii, waxan odhan karaa labadaas taariikhooda waa kuwo ku abtirsada Somaliland dhib mooyee aynaan dheef ka qaadin , lase garan maayo halka ay Sartu ka qudhuntay  wa bilaahi tawfiiq .
Keyd Cabdillahi Xandulle

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews