berberatoday.com
Ciidamada Amaanka Gobolka Sool Oo Hawlgal Amaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Sameeyay Gudaha Magaalada Laascaanod
August 12, 2020 - Written by admin

Lascanod(Berberatoday.com)-Howlgal Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Talyaha Boliska Gobolka Sool Gaashanle Dhexe maxamed Saleban Gooni Oo Ay Ka Qayb Qaateen Ciidanka Booliska kala Duwan Ee Spu RRu Iyo Ciidanka Birmadka Ayaa Caawa 7fiidnimo illaa 12kii Kawaday Gudaha Magaalada Lascanood Holgalkaas Ayaa lagula Dagaalamayey Mukhaadaraadka .hubka Sharcidarada Toorayda Xashiishada Iyo Waxkasta oo Wax U dhimaya Nabadgalyada Talyaha Oo Warbaahinta Dowlada Lahadkay Ayaa Sheegay inay Soo Qabteen Qamri Xashiishad Qoryo Sharci Daraa Wuxuuna Sheegay In Howlgalkani Socondoono Isagoo Uga Mahad Celiyey Bulshada Magaalada Oo Si Wacan Ula Shaqaysay Intii Holgalku Socday Lagu Xoojinayey Nabadgalyada Ayaa Sheegay Inaan La Ogalaan Doonin Cid Hub Ku Haysata Gudaha Magaalada Sida Qoriga Toorayda .Budhka Iyo Waxkasta Oo Waxyeelaya Nabada Guud Wuu U Mahad Celiyey Saraakiisha Iyo Dablayda Ciidankaaa Ee Qaybta Balaadhan Ka Qaatay Holgalkaas


Barkhad Cumar Warbaahinta Dowlada Jsl

Lascanod.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews