berberatoday.com
Kooxaha Sevilla Iyo Shakhtar Donetsk Oo Iska Xaadiriyey Afar Dhammaadka Europa League & Isku Aadka Semi-finalka Oo Soo Dhammaystirmay
August 12, 2020 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-Kooxaha Sevilla iyo Shakhtar Donetsk ayaa iska xaadiriyey afar dhammaadka Europa League, iyadoo Isku aadka Semi-finalka tartankan uu hadda soo dhammaystirmay.

Kooxda Wolverhampton Wanderers ayaa guul 1-0 ka gaartay naadiga reer Spain ee Sevilla, kulan la isku daalay, iyadoo kooxda reer England ay rigoore iska khasaarisay qeybtii hore ee ciyaarta.

Daqiiqaddii 13’aad ee bilowgii ciyaarta waxaa rigoore ka lumiyey kooxda reer England ciyaaryahankooda  Raul Jimenez, taas ayaana lagu ciqaabay kooxda uu hoggaamiyo macallin Nuno Espirito Santo.

Ciyaarta ayaa goolal la’aan 0-0 ahayd illaa laga gaaro daqiiqaddii 88-aad ee dhammaadkii dheesha markaasoo karsoo uu soo qaaday Ever Banega uu madax ku dhaliyey Lucas Ocampos, kulanka ayaana ku soo dhammaaday 1-0 ay ku adkaatay Sevilla.

 

Kooxda reer Spain ee Sevilla ayaana afar dhammaadka Europa League la ciyaari doonta naadiga Manchester United.

Dhinaca kale Kooxda reer Ukrainian ee Shakhtar Donetsk ayaa 4-1 uga badisay Basel, waxaana ay si raaxo leh ku gaareen afar dhammaadka tartanka Europa League.

Shakhtar Donetsk waxaa afarta gool u kala dhaliyey Junior Junior, TaisonTaison, Alan Alan PatrickPatrick iyo DodoDodo, halka Basel goolka qura ee kulankan ay ka heshay Ricky van Wolfswinkel.

Shakhtar Donetsk ayaa afar dhammaadka Europa League waxa ay la ciyaari doontaa kooxda Inter Milan ee dalka Talyaaniga.

ISKU AADKA AFAR DHAMMAADKA EUROPA LEAGUE OO DHAMMAYSTIRAN:

Shakhtar Donetsk vs Inter Milan

Sevilla vs Manchester United.

Gool FM.
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews