berberatoday.com
Qaxootiga Yemeniyiinta Ee Hargeysa Oo Dibad-bax Ka Hordhigay Xafiiska Hay’adda UNHCR
August 12, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaxootiga Yemeniyiinta ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa maanta banaanbax cabasho ah la hortagay xafiiska Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR.

Qaxootigan ayaa waxaa ay ka cabanayeen Lacag ay Hay’addani Caruurtooda kaga bixin jirtay Waxbarashada.

Waxaa ay sheegeen in Caruurtooda lagu amray in ay dhigtaan dugsiyada dowladda oo af-soomaali lagu dhigto, taasi oo ay sheegeen in caqabad ku tahay waxbarashada caruurtooda maadaama ay hore wax ugu baranjireen luuqada Carabiga, iyagoona codsaday in loo ogolaado in caruurtoodu waxku bartaan dugsiyada gaarka loo leeyahay.

Dhinaca kale, guddoomiyaha hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif), ayaa ka hadley waxaa ay ka hay’add ahaan kala socdaan cabashada ay qabaan qaxootigan Yemeniyiinta ah.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews