berberatoday.com
Warsugan:- Wasaarada waxbarashada somaliland oo cadeysay inaanu jirin wax iskuula oo diinta kiristaanka lagu baro ubadka iyo gudi ay usaartey oo cadeysay
August 31, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Jamhuuriyada somaliland ayaa laba cisho ka hor  shaaciyay in ay jiraan dugsiyo hargaysa ku yaala oo lagu dhigo manhaj ka duwan ka dawlada lagu dhigo buugaa diinta islaamka iyo dhaqanka ka hor imanaya

Sidoo kale wasaarada waxbarshada ayaa maanta warsaxafadeed ay soo saartay ku beenisay warkii hore ee wasiirka waxbarashadu shaaciyay iyagoo sheegay in aanu jirin dugsi lagu dhigo buugaag diinta kiristaanka lagu faafinayo

Wararkan isku hor imanaya ee kasoo baxaya masuuliyiinta ugu saraysa wasaarada waxbarashada ee uu hormuudka u yahay wasiir toorno ayaa wakhti xaadirkan umuuqda mid jaho wareer galiyay wasaaradii waxbrashada taasi oo xiligan maraysay in ay 48Saacadood gudahood isku burisay

HALKAN KAGA BOGO WAR SAXAFADEEDKA KASOO BAXAY WASAARADA WAXBARASHADA JSL;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews