Alle Ha Unaxariisto Suldaankii Guud Ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin Oo Imaaraatka Carabta Ku Geeriyooday
September 11, 2020 - Written by Berbera Today
Inaalilaah Waa Ilayhi Raajucuun Allah SWT Ha Unaxariisto Suildaankii Guud Ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cisman Suldaan Xaaji Cali Koshin Oo Dalka Imaraatka Carabta Ku Geeriyooday Waayadan Danbe Xanuun Ujiifa Dalkaas Uu Daganaa.Marxuum Suldaan Cismaan Cali Kooshin Ayaa Sadalada Hayay Mudo 52 Sano Ah Waxaana Deegaanka Berbera Lagu Caleema Saaray Sanadkii 1968kii Xiligaas Oo Aabihii Oo Sadalada Hayay Geeriyooday.
Marxuumka Alle Ha Janeeyo Qabrigiisa Ha Unuuro Samir Iyo Iimaana Haka Siiyo Qaranka Somaliland Uu Ka Baxay Beesha Ciise Muuse Iyo Qoyskiisiiba AAmin Aamin