Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Oo Madaxwaynaha Somaliland Ku Dhaliilay Waxqabad La,aan Iyo Wakhtigii La Doortay Oo Gabaabsiya”Daawo Muuqal
September 13, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan oo ka qayb galay munaasibadii qalin jabinta ee jamacada hargeisa ayaa madaxwayaha somaliland muuse biixi cadi oo goobtaasi ku sugnaa u jeediyay dhaliilo la xidhiidha dhinaca waxbarasahda