berberatoday.com
Xildhibaan Maxamed Jaamac Oo Kasoo Horjeestay Gudi Loo Saaray Xildhibaano Ka Dareeray Fadhigii Golaha Wakiilada.
September 14, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com-Xildhibaan Maxamed Jaamac oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somalland ayaa kasoo horjeestay gudi shir gudoonka golaha wakiiladu usaareen arinta xildhibaano dhawaan ka dareeray fadhigii golaha xili lagu gudo jiray dooda xeerka doorashooyinka jsl oo waxka badal lagu samaynayo.

Xildhibaan maxamed jaamac ka hadlay ujeedada gudidan loo magacaabay,sheegayna in aanay sharciga waafaqsanayn isla markaana cida golaha ka dareertay ay tahay xildhibaanada gobolka awdal balse aanay kamid ahayn beelaha darufyada gaar ahaan bari marka laga reebo hal xildhibaan oo kasoo jeeda sool.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews