Dhexdhexaadin Laga Dhex Waday Madaxweyne Ku-xigeenka Jsl Iyo Wasiirka Ganacsiga Oo Markale Natiijo La’aan Kusoo Dhamaatay!
September 16, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maalmihii u dambeeyay waxa dhexdhexaadin laga dhex waday Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamed Xasan Sacad (Saajin) oo doonaya inuu u tartamo Kursiga Guddoomiye ku-xigeenka 4-aad ee Xisbiga Kulmiye oo uu hadda ku fadhiyo Mudane Saylici.