berberatoday.com
Maxaad Ka Ogtahay Halista Geedka CASTER Ee Xukuumadu Doonayso In Laga Beero Mashruuca Banka Wajaale?
September 18, 2020 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Wasaarada Beeraha Somaliland oo ay Weheliyaan shirkad Chinese ah ayaa dhawaan shaaciyay in banka mashruuca wajaale ee gobolka gabiley ay beerayso geedka CASTER oo halis ku ah bulshada deegaanka dad iyo xoolaba.

Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan khayre oo kamid dhalinyarada reer Somaliland ayaa baadhintaan dheer ka dib soo bandhigay halista geedkan oo ay ku jirto maado sun islamarkaana loo adeegsan karo in laga sameeyo hubkimiko ah.

Sidoo kale aqoonyahan xasme khayre ayaa  ka digay in geedkna laga beero banka wajaale iyadoo dalka Somaliland ubaahan yahay in bulshadiisu ay hesho cuntooyin ka manaafacaad wadaagsan geedkan.

Dhanka kale aqoonayahan xamse ayaa fariin udiray madaxwaynaha Somaliland .

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews