Xawaaladaha Soomaaliya Oo Lagu Eedeeyay Inay Qeyb Ka Yihiin Ka Ganacsiga Hubka
September 19, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Warbixin laga sameeyay hannaanka lacag xawilaadda caanka ah ee Soomaaliya ayaa lagu ogaaday in in ka badan $3.5m ($2.7m) oo lacag caddaan ah ay sanadihii la soo dhaafay gashay gacanta dad looga shakisan yahay inay hubka soo geliyaan dalka.