berberatoday.com
Wasiir Saajin Oo Bilaabay Olole Uu Cod Ku Waydiisanayo Ergooyinka Beelaha Ee Shirweynaha Xisbiga Kulmiye.
September 20, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa kor u sii kacaya Ololaha uu Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiisku Maxamed Xasan Sacad (Saajin) uu ugu jiro inuu hanto kursiga Guddoomiye ku-xigeenka 4-aad ee Xisbul-xaakimka Kulmiye.

Wasiir Saajin oo tan iyo markii uu dhawaaqay inuu Musharrax u yahay Jagada Guddoomiye ku-xigeenka 4-aad ee Xisbiga Kulmiye waday dhaqdhaqaaqyo  ayaa Khamiistii waxay kulan qado ah wada yeesheen Xubnaha Ergooyinka Golaha dhexe Xisbiga Kulmiye ee ka mid ka mid ah Beelaha Somaliland.

Ilo-wareedyo xog-ogaal ah ayaa Wargeyska Geeska Afrika u sheegay in Wasiir Saajin uu Ergooyinka uu la kulmay uu ka dalbaday in Marka la gaadho Shirweynaha Xisbiga ee bisha dambe ay codkooda siiyaan, si uu ugu guulaysto Jagada Guddoomiye ku-xigeenka 4-aad oo uu hadda ku fadhiyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici).

Lama oga inay Ergooyinka uu la kulmay Cod u ballan-qaadeen iyo in kale, balse kulamada uu Wasiir Saajin la samaynayo Dadka saamaynta ku leh xisbiga Kulmiye iyo Cod-bixiyeyaasha ama Xubnaha Golaha dhexe ee xisbigaasi kuma koobna kuwa uu khamiistii la qadeeyay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews