berberatoday.com
“Maanta Waxay Ku Beegan Tahay 15 Sano Ka Hor Maalintii Loo Dareray Doorashada Golaha Wakiilada Ee Maanta Jooga Oo Ku Taariikhaysan 29 Sept, 2005.W/Q Mohamed Gaceyte
September 29, 2020 - Written by admin
Maanta waxay ku beegan tahay 15 sano ka hor maalintii lo dareray doorashada mudanayasha Golaha Wakiilada ee maanta jooga oo ku taariikhaysan 29 Sept, 2005.
Mudo xileedka la doortay wuxuu ahaa 5 sano, Sharciyan mudadii loo doortay waxa laba jeer ka badan mudada sharcidarada ku fadhiyaan. Waa boog daloosha oo dastuurka & dimuqraadiyada dhaawac ku ah inay 10 sano oo dheerad ku ah mudo xilodkooda fadhiyaan, walina aan diyaar u ahayn doorasho. Waxa kale oo nasiib daro ah in Xeerkii Doorashada G/ Wakiilada oo intaas oo sano qabyo ahaa oo golaha horyaalay la siyaasadeeyo oo qaarkood ay si cad u diideen ansixintiisa golaha ka dareereen sabab la’aan. Waxan leeyahay dantaada waxa ka wayn danta Qaranka. Kamaydun xishoon shacabkii idin soo doortay 15 sano ka hor.
Abwaan Cashuur Gabaygiisii Lo’ dibadeed oo uu kaga hadlayay hadimada iyo sida loogu hungoobay Golaha Wakiilada, bayd kamida gabayga ayaa ahaa
Sidii meherad aad leedihiin, hawgu loolline eh,
Qarannimadan luulkiyo, mabda’a haatan loxos gooyey,
Haddaan lexejeclaba idinka hayn, laba-lis mooyaane,
Lafo ragbuu ku yimid calankaad, lilijinaysaane,
Intaan maxastu loox idinla dhicin, ku labbistaa ciidda,
Laallaabta! yeydaan hagaag, noogu liinbixine.
W/Q Mohamed Gaceyte
Hargeysa Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews