berberatoday.com
Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Oo Soo Saaray Qoraal Uu Guud Ahaan Shacabka Somaliland Iyo Xukumadaba Ugu Mahad Naqayo
September 29, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Dega Saaxil, Togdheer Iyo Maroodijeex Ee Ciismu Muuse Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin oo dhawaan markii aabihii Geeriyooday lagu boqray magaalada Hargeysa ayaa qoraal uu soosaaray ugu mahad naqay guud ahaan shacabka iyo Xukumada Somaliland isaga oo sigaara ugu mahad naqay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Madaxda dhaqanka ee Beelaha Somaliland oo dhan iyo cidkasta oo ka qeyb qaadatay aaskii qaran ee aabihii Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin oo 10.09.2020 ku geeriyooday dalka Isutaga Imaaraatka Carabta isla bishaa 9aad 14keediina lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee Hargeysa.

Waxa Kaloo uu Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin uga mahad naqay guud ahaan beelaha Somaliland hadhimo sharafeedyadii aan kala go,a lahayn ee ay ku maamuusayeen Sadlada facaweyn ee cumaamaday uu aabihii ka dhaxlay.

Waxaanu Suldaanku sheegay inuu weelayn doono dardaarankii iyo ducadii loo guntay isaga oo Xusay inuu cadaalad iyo sinaan ugu shaqayn doono Beesha uu Sadalada uhayo Beelaha kale ee Somalilandna uu sidaas si lamida ugu cadaalad fali doono wanaag iyo walaalnimana kula shaqayn doono.

Halkan Hoose Ka  akhriso qoraalka uu Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin uu soosaaray.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews