Madaxweyne Muuse Biixi Oo Caddeeyay Inaanu Mar Sadexaad Isu-soo Taagi Doonin Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE
   October 5, 2020 - Written by admin
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta markii dib loogu cumaamaday Gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye kadib caddeeyay in aanu mar danbe isu-soo taagi doonin guddoomiyenimada xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE.
