berberatoday.com
Safiirkii Hore Ee Imaaraatka Somaliland Ufadhi Jiray Ambasador Xasan Yasin Hirad Oo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xisbiga Kulmiye Ku Bogaadiyay Caydhinta Golaha Dhexe Laga Saaray Xubno Door Mihiima Ka Qaatay Faashilka Mashaariicdii Imaaraatka Ee Somaliland Laga Fulin Lahaa Iyo Baaq Uu Udiray Imaaraatka
October 10, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirkii hore Imaaraadka ufadhi jiray Somaliland Ambasado Xasan Yassin Hirad ayaa kubogaaiyay Xisbiga Kulmiye kasaarista ay Golaha Dhexe kasaareen Rag badan oo qayb ka ahaa fashilka mashaariicdii horumarineed ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Imaaraadku kuheshiiyeen.
Waxaa kale oo iyana uu safiirku kahadlay ninka imaaraadka u dhashay ee isaguna sababta uguwayn lahaa ee ka dambeeyey fashilka mashaariicda oo lagu magacaabo Maxamed Rashid Alkutbi.
Maxamed Raashid Alkutbi indhawayd lagu arag Somaliland iyadoo loomalaynayo in laga mamnuucay imaatinka Somaliland kadib markii uu safiirkan hore ee Imaaraatka Somaliland Ufadhi jiray Ambasador Xasan Yassin Hirad uu shaaciyay fashilka mashaariicdii labada wadan isku waafaqeen oo gabi ahaanba fashilmay. Waxa bedelkiisa sidhuumasho ah ku yimaada ninkale oo lagu magacaabo Siciid Alkutbi oo kumagacdheer Abu Saalim oo isku caayilad yihiin Maxamed Raashid Alkutbi oo ahaa ninka qeybta weyn ka qaatay faashilka Mashaariicdaas.
Safiirka hore wuxuu mahad celiyay balaadhan hawada usoo mariyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo dhammaan Masuuliyiinta Xisbil Xaakimka ee ragaas mashaariicda waxtarka ulahaa dalka fashiliyay ka saaray Golaha Dhexe ee Xisbiga.
Ugu Danbeyntii Wuxuu Ambasador Xasan Yassin Hirad ugu baaqay Xukuumada dalka isutaga Imaaraadka Carabta inay iska eryaan ninkan lagu magacaabo Maxamed Rashid Alkutbi oo masuul uga ahaa Imaaraadka gabi ahaanba mashaariicda UAE ee Somaliland laga fulin lahaa balse wada fashilmay isaga oo ku sababayeeyay in hadii ninkaas la eryo ay soo noqon karto Kalsoonida sii yaraanaysa ee labada dal oo sababtoodu uu leeyahay ninaka lagu magacaabo Maxamed Rashid Alkutbi oo gacan ka helaya xubnaha uu Madaxweyne Muuse Biixi Ugaadhsanayo ee Xubnaha ka ahaa Xukumadii hore ee Axmed Siilanyo gacanta weyn ku lahaa faashilka mashaariicda labada Dal udhexeeyay.
 
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews