Magacyada 241 Xubnood Oo Kamid Ah Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo La Shaaciyay.
October 10, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulmiye ayaa shaaciyay magacyada 241xubnood oo kamid golaha dhexee ee lagu soo doortay shirwaynihii afraad ee xisbiga kuwaasi oo ka koobnaa 280xubnood
Sidoo kale 39xubnood oo kamid ah golaha dhexe xisbiga kulmiye ayaa wali la shaacin magacyadooda
Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye