berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Hadhimo Sharafeed Lagu Maamuusay Duuliyihii Taliskii Siyaad Bare Ka Diiday Inuu Duqeeyo Maatida Hargaysa 1988-kii
October 16, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Da,uud Khayre Kaahin Lataliyihii hore ee arimaha siyaasada ee Madaxwayne Axmed Siilaanyo kana kamid ahaa saraakiishii ururkii SNM ee yagiga somaliland ka xoreeyay taliskii Mucangaga ahaa ee siyaad bare ayaa qado sharafeed ku maamuusay duuliye sare axmed maxamed xasan, oo diiday in uu duqeeyo maatida iyo halkii ay ka kacday diyaarada uu waday.

Waxaana munaasibada lagu casuumay duuliyaha kasoo qaybgalay qaarkamid ah saraakiishii snm aqoonyahan iyo siyaasiyiin tiro badan.

Waxaana ugu horay ka hadlay casuumada Muj Daa,uud khayre Kaahin oo duuliyaha ku amaanay garashada iyo damiirka uu ku diiday in uu duqeeyo maati aan waxba galabsan oo ku sugnaa magaalada hargaysa isagoo sheegay in uu samcad iyo sharaf uu ku dhex leeyahay guud ahaan gayiga somalida

Sidoo kale waxaa iyana munaasibadan ka hadlay mujaahidiin kale kuwaasi oo duuliyaha ku sifeeyay halyay damiir leh.

Dhanka kale duuliye sare col axmed ayaa casuumadan uga mahad celiyay muj daa,uud khayre iyo kuwo kale ee kasoo qaybgalay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews