berberatoday.com
Dawlada Jabuuti Oo Xil Muhiim Ah Umagacowday Orodyahanka Caanka Ah Ee Mo Faarax.
October 16, 2020 - Written by admin

Jabuuti(Berberatoday.com)-Orodyahanka Caanka ee U orda  dalka Britain asal ahaan Kasoo Jeeda Soomaaliland  Mo Farah ayaa Xukuumada Dalka Jabuuti Umagacawday  safiirka Waaxda Dekadaha iyo Aaagagga Xorta ah ee Jabuuti, kaddib markii ay Jabuuti dekadda dalkaasi u beddeshay midka  ganacsi Xorta ee ka caagan cashuuraha.

Haayada ku shaqada dekedaha jabuuti iyo aaga waaxda cashuuraha ka caagan ayaa ka hadashay magacaabista Mo Faarax loo magacaabay safiirka waaxda dekedaha jabuuti

“Waxaan ku faraxsannahay inuu Mo Farah nagala soo qeyb galo Dib u habeynta Dekadda Jabuuti. DPFZA waxay ku faraxsan tahay in mudane Mo Faarax uu noqdo safiirkeenna waxaananu rajeyneynaa in mustaqbalka kala shaqey doono  mashaariicda.” Ayay waaxdu ku soo qortay barteeda Twitter-ka.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan  daah furay munaasabadda dib u habeynta dekaddaha jabuuti  ayaa sheegay in dekaddaasi laga dhigi doono degmada ganacsiga Bariga Afrika oo dhan xidhiidhin doonta ganacsigiisa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews