berberatoday.com
Sucaad Carmiya Odowaa Oo Soodhaweyn Iyo Xaflado Isbarkan Loogu Sameeyay Deegaamada Suuqsade,Galoolay Iyo Dubur”Daawo Muuqal
October 16, 2020 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Sucaad Carmiye Odowaa oo hore ushaacisay inay tahay Musharax gole Wakiileed oo Gobolka Saaxil ah ayaa waxa Soodhaweyn iyo  Xaflad loogu Sameeyay Deegaanka Suuqsade ee Bariga Degmada Sheekh Sidoo kale Waxay Sucaard carmiye Odowaa Soodhawayn taas hore lamid ku qaabilay shacabka Ku kala dhaqan Deegaamada Dubur Iyo galoolay, waxaanay dhamaan dadka deegamadaas kala hadashay Goobo fagaare ah Sucaad carmiye Odowaa Iyada oo sheegtay inay Utaagantahay kamid noqoshada Xildhibaanada golaha wakiilada martina uga tahay Codkooda inay siiyaan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews