Daawo Muuqalka”Barnaamij Ku Saabsan Guda Galkii Burco Duuray Ee Mujaahid Lixle Hogaaminaayey.
October 17, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Aadan Maxamuud Diiriye “Aadan Ruush” oo kamid ahaa saraakiishii Snm xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadihii soo maray Somaliland ayaa ka xogwaramay gudo galkii Burco Duuray ee uu hogaaminayay Alle ha unaxariistee Muj Lixle oo dagaal qadhaadhi ku dhermaray ciidamadii taliskii Siyaad Bare.