berberatoday.com
Hogaamiye Kuxigeenka Khaatumo Oo Ka hadlay Buuxinta Booskii Marxuum Cali Khaliif Galaydh Iyo Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatumo
October 17, 2020 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-Madaxweyne Ku-xigeenka Khaatumo Maxamuud Cabdillaahi Caananuug, ayaa ka warramay cidda buuxinaysa jagadii hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo ee dhawaan geeriyooday Prof: Cali Khaliil Galaydh oo Khamiistii toddobaadkii hore ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, isla markaana aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho horraantii toddobaadkan.

Maxamuud Caananuug, waxa uu sheegay inaanay sii wadi doonin heshiisyadii ay Hoggaamiyihii geeriyooday ee Khaatumo iyo Somaliland wada galeen, maaddaama oo intii uu Marxuum Galaydh noolaa oo uu muddo dabo-taagnaan hirgelinta heshiisyadaas laga aamusay oo ay Xukuumadda Madaxweyne Biixi dhammaystiri kari wayday heshiisyadaas ay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed-Siilaanyo iyo Marxuum Galaydh wada gaadheen 2017-kii.

Haddaba, Waraysi uu Madaxweyne ku-xigeenka Khaatumo la yeeshay Weriye Maxamed Cali Xaashi, su’aalaha uu ku weydiiyey iyo jawaabaha uu ka bixiyey-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews