Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Joogitaanka Ciidamada Maraykanka Ee Somaaliya, Xili Trump Ku Dhawaaqay In Ay Kala Baxayaan.
October 17, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaya Dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay Taageerada milatari ee uu Maraykanku siiyo dowladdiisa, taasoo uu sheegay inay ka caawinayso dagaalka ay kula jiraan kooxda Al-shabaab.
