berberatoday.com
“Maxamed BK Waxa Aanu Isla Qaadanay Inaanu Dacwada Kawada Shaqayno, Qof Kasta Oo Samaha Jecel Waxan Ugu Bushaaraynayaa In Maxamed Mubaarak Maalinka Arbacada Ku Dhawaaqi Doono Inuu Fankii Ka Baxay”Axmed Kheyr (Ex.Fannaan Axmed-Biif)
October 17, 2020 - Written by admin
Waxaa qoray:Axmed Kheyr (Ex.Fannaan Axmed-Biif)
~~~~
“Walaalayaal sawirkan waxaan galnay 4 sanno ka hor anigoo Axmed Biif ah iyo saaxiibkay Maxamed BK; waqti uu gurigiisa igu marti qaaday. Laakiin maantay waxaan idiin hayaa War farxad leh; oo ah anigoo Axmed Kheyr ah iyo Saaxiibkay Maxamed Mubaarak ah. Allaahu Akbar.
Waxaan wada hadalnay saacado ka hor walaalkey; is xogwaraysi dheer kaddib waxaannu isla qaadannay inaan dacwada ka wada shaqayno, insha Allaah inta nolosha ka dhiman saaxiibkay Cabdi Hani iyo Maxamed Mubaarak iyo anigu insha Allaah khayrka ayaan isu garabsan doonaa.
Waxaan ugu bishaareynayaa qof walba oo samaha iyo kheyrka jecel in Arbacada uu ku dhawaaqi doono in uu fanka uu Allaah dartiis uu uga bixi doonno, insha Allaah walaalayaal noo soo duceeya dhammaanteen in uu rabbi khaatumada nagu dilo insha alaah
Ugu danbeyn waxaan ku soo khatimaa ducadii uu ku duceystay Nebi Yuusuf C.S.
: (رَبِّ قَدْ آتَيْتَنِي مِنَ الْمُلْكِ وَعَلَّمْتَنِي مِنْ تَأْوِيلِ الأَحَادِيثِ فَاطِرَ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضِ أَنْتَ وَلِيِّي فِي الدُّنْيَا وَالآخِرَةِ تَوَفَّنِي مُسْلِمًا وَأَلْحِقْنِي بِالصَّالِحِينَ ).
qoray:Axmed qoray:Axmed Singer Ahmed-Biif)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews