berberatoday.com
Tirada Askar Millateriga Xamar Ka Tirsan Iyo Taliyahoodii Oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho
October 17, 2020 - Written by admin

Afgooye(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 18 ka tirsan ciidanka Millateriga dawladda federaalka Soomaaliya, ayaa lagu dilay weerar Jid-gooyo ah oo gelinkii dambe ee Arbacadii shalay ka dhacay duleedka degmada Afgooye.

Millateriga Federaalka Soomaaliya.jpg

Ilo-wareedyo kala duwan, ayaa VOA-da oo aannu warkan ka soo xigannay u sheegay in ciidanku ay ku jireen roondo ay ka sameynayeen nawaaxiga Tuulada Bullalow markii weerarka lagu qaaday.

Askarta dhimatay, waxaa ka mid ahaa Gaashaanle dhexe Cabdalle Cali Mire oo ciidanka haystay, sida ay VOA baahisay maanta. Sidoo kale, ciidanka la weeraray ayaa la sheegay inay dagaallameen oo ay Malleeshiyaad Al-Shabaab ka tirsan ku dileen.

Kooxda Al-Shabaab, ayaa iyagu sheegtay tiro intaasi ka badan inay ka dileen Millateriga Soomaaliya. Saraakiisha Millateriga Soomaaliya ayaan iyagu weli si rasmi ah uga hadlin weerarkaas

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews