Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Dhaariyay Laba Xildhibaan Oo Kamid Noqon Doona Golaha Wakiilada Somaliland.
October 23, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa shalay xafiiskiisa ku dhaariyay laba mudane oo buuxiyay jagooyin ka banaanaaday golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland.