berberatoday.com
Dowladda Soomaaliya Oo Ka Laabatay War Ay Ka Soo Saartay Mowqifkeeda Dagaalka Itoobiya
November 19, 2020 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa ka laabatay qoraal markii hore lagu shaaciyay bogga Twitter -ka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la xidhiidhay mowqifka dowladda ee dagaalka ka soconaya Waqooyiga dalka Itoobiya.

 

Qoraalkan oo warbaahintu qaadatay ayaa si deg deg ah markii danbe looga saaray bogga Twitter -ka Wasaarradda waxaana lagu sheegay in uu ahaa qoraal aan sax aheyn kana turjumeynin mowqifka dowladda Soomaaliya.

Warka ka soo baxay Wasaarradda laakiin markii danbe dib looga noqday ayaa u dhignaa in dowladda Soomaaliya ay dooneyso in wadahadal saaxiibtimo lagu xaliyo dagaalka Itoobiya.

Qoraalkii hore ee laga saaray Bogga ayaa u dhignaa siddan:

Wasiirka oo beenninaya qoraalkan hore

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews