Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Cumar Carte Oo Ka Hadlay Wakhtiga La Aasayo!
November 19, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay Qaban Qaabada Aaska Marxuum Cumar Carte Qaalib oo kamid Ahaa Siyaasiyiinta Rug cadaaga ah ee Somaliland ayaa ka hadlay qaban qaabada Aaska marxuumka iyo wakhtiga la Aasidoono maalinta bari iyo xabaalaha lagu aasayo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan