Madaxa Haayada WHO Oo Iska Fogeeyay Eedaymo Uga Yimid Dawlada Itoobiya.
November 21, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxa hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa waxba kama Jiraan ku tilmaamay eedeyn uga timid dhinaca dowladda Itoobiya oo ka dhan ah dagaallada ka socda gobolka Tigrayga.