berberatoday.com
Mujaahid Cabdi Ismaaciil Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ku Eedeeyay Inuu Hayo Jidkii Kali Taliyayaasha
November 21, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid cabdi Ismaaciil Maxamuud oo kamid ahaa dhalinyaradii UFO Ee taliskii Siyaad bare dilka ku xukumay kana soo jeeda qoyska maxamed xasan dalab ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal madaxwayne biixi ka jeediyay aaskii marxuum cumar carte oo uu sheegay in uu dafiray xaqiiqada taariikhda indhaha ka qarsaday markii uu ka hadlay guryihii siyaad bare dumiyay ee isku sakada ahaa oo uu ka booday ka maxamed xasan dalab
sidoo kle muj cabdi ismaaciil ayaa sheegay in aanay jirin cid qabato muuse biixi oo uu sheegay in uu hayo jidkii siyaad dad shacab ah hantidoodii xoog kaga qaatay isagoo xusay marwadii marxuum cigaal ,shacabka buurta kala jeex iyo qoyska maxamed xasan dalab oo uu xoog ciidan kaga haystp dhulkiisii.

dhanka kale muj cabdi ismaaciil ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in muuse biixi maanta yidhaah cabdi xaashi ayaa nasteex somaliland ah ujooga muqdisho balse uu muuse biixi isagu yahay fadaraal doon somali wayn ah

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews