berberatoday.com
Siyaasi Cabdinasir Buuni Oo Loo Magacaabay Afhayeenka Guud Ee Xisbiga Kulmiye
November 21, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waraaq kasoo baxaday Xafiiska guud ee Xisbiga Kulmiye ayaa lagu sheegay in Afhayeenka guud ee Xisbiga Kulmiye loo magacaabay Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni oo hore u ahaa Siyaasi madax banaan mudo hore soo qabtay xilka Gudoomiye Kuxigeenka koowaad ee Xisbiga Ucid.

Cabdinaasir Buuni waa nin dhalinyaro ah oo aftahan ah sidoo kale leh aqoon maadiya iyo mid diiniya kana soo jeeda qoys siyaasada caan ku ah ayaa sheegay inuu xilkaasi aqbalay waajibaadkiisana ka gudan doono.

Waxaana ku xaseexan waraaqda Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni lagu magacaabay Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews