Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalka Dawlada Fadaraalka Itoobiya Iyo Tigrayga+Mowqifka Wadamada La Deriska Ah!
November 21, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dagaal Udhexeeya dawlada fadaraalka Itoobiya ee uu hogaamiyo Raysal wasaare Abiy Axmed Iyo Maamulka Tigreega ayaa galay maalintiisii 8aad kaasi oo aan Wali si sax ah loo haynin khasaaraha rasmiga ah ee dhashay Duqaymaha ay ku wado dawlada fadaraalka iyo isdifaaca Ciidamada ismaamulka tigreeyga marka laga tago wararka ay Labada dhinac baahinayaa oo midwaliba uu guul sheeganayo in Uu guul ka gaadhay dhinaca kale.
