berberatoday.com
Madaxwaynaha Dawlada Deeganka Somalida Itoobiya Oo Degmada Xarshin Lagu Soo Dhaweeyay Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay Qaybaha Bulshada.
November 22, 2020 - Written by admin

Xarshin(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay degmada xarshin.

Sidoo kale madaxwayne cagjar ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deegaankan kuwaasi oo madaxwaynaha usoo bandhigay baahiha kala duwan ay tabayaan.

Dhanka kale Madaxwayne mustafe ayaa ka hadlay waxyaabaha ay xukuumadiisu ka qabatay deegaanka isagoo balan qaaday in la fulin doono baahiyaha kala duwan ee ka jira deegaanka.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews